Inter Milan Oo Heegan Gilisay Afar Koox Ingiriiska Ah ,Chelsea Iyo United Ayaa Ku Jira , Ivan Perišić Ayay La Xariirtaa

Kooxda Inter Milan ayaa u sheegtay kooxaha Chelsea iyo Man United qiimaha ay ku heli karaan kubad sameeyahooda Ivan Perišić

Laacibkaas reer Croatia ayaa la xusayaa in ay u badan tahay in dhamaadkii xilli ciyaareedkaan ka huleleo kooxdaas maadaama dalabyo waa weyn u haysto

Kooxaha Chelsea ,United,Arsenal iyo Liveprool ayaa wada doonayay laacibkaas inkastoo United ay u xooganeyd waxa ayna haatan helitaanka laacibkaas uga xeran tahay jeebkooda

Inter waxa ay sheegeen in laacibkaas ay ku fasaxi karaan kaliya 50 milyan oo euro waana qiimaha lagu bur burin karo hishiiskiisa kooxda

Macalin Jose ayaa waqti sii horeeyay wakiilka laacibkaas waxa uu wadahadallo kula soo yeeshay Croatia si laacibka looga dhaadhaciyo in uu u soo wareego kooxdaas

Lama hellin qiimaha kooxahaas ku doonayaan balse waxaa la xusayaa in ay doonayaan in kaliya bixiyaan qarash aan ka bandeyn 0 milyan oo euro

Comments

comments

Leave a Reply