Saturday 25 November, 2017

Dib U eegid : Vardy Oo Lambar Champion-ka Uga Yiilay Frank Lampard Soo Bar-bareeyay,Maxuu Ahaa ?.

Kooxda Leicester City ka hartray tartanka Champion-ka ka dib markii bar bar dhac min hal gool ah la galeen Leicester City

Lugtii hore ayaa kooxdaas reer Ingiriis looga soo badiyay hal gool balse Leicester City waxa ay soo bandhigeen hanaan ciyaareed aad u wacan

inkastoo Atletico u aheyd markii ugu horeysay ee ay ka qeyb galayeen taratankaan hadana taariikh ayay dhigeen maadaama iyadoo ay u aheyed markoodii ugu horeysay hadana waxa ay yimaaden wareegga 8-da

Goolkaas waxaa Leicester City u dhaliyay weeraryahankooda Vardy balse wax uma uusan tarin

Hadaba Vardy ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee Ingiriiska ah oo gool ku dhaliya quarter-final -ka Champion-ka tan iyo sanadkii 2012-dii xilligaas oo uu sameeyay sidaas Frank Lampard

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment