Dib U Eegid : Ronaldo Waa Boqorka Real Iyo Guud Ahaan Champion-ka,Goosha Munich Wuu Ku Raaxeystaa Xilli Taariikhdsa Real-mna Uu Isku Qoray

Ronaldo ayaa isku qoray taariikhda Real Madrid ee Champion-ka ka dib sedex gool oo uu ka dhaliyay Bayern Munich

Goolka1-aad ayaa yimid daqiiqaddii 76-aad ee qeybtii labaad halka kan labaad uu yimid daqiiqaddii 105-aad ee qeybta hore ee 30-ka daqiiqo ee dheeriga xilli kan 3-aad uu dhashay daqiiqadii 110-aad

Sedexdaas gool ayuu Ronaldo sara ugu qaaday gooalsha uu ku leeyahay Bayern Munich oo uu gaarsiiyay 9 gool oo Champion-ka

Dhanka kale Ronaldo ayaa noqday gool dhaliyaha taariikhiga Real ee garoonkooda iyadoo uu gaaray goolkiisii 203-aad waxa uuna ka sara maray laacibkii hore Real ee Alfredo Di Stéfano kaasi oo lahaa 201 gool.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Dhanka kale Roamdlo ayaa noqday laacibkii ugu horeay e 100 gool ka dhaliya tartankaas Champion-ka

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: