Dib U Eegid : Messi Oo Bar-bareeyay Rikoor Puyol Ugu Yiilay Champion-ka , Maxuu Sameeyay ?.

Messi ayaa bar bareeyay rikoor dhanka safashadda Champion-ka ka markii uu ka hor tagay kooxda Juventus

Kulankaas ayaa ka tirsanaa lugta labaad ee wareegga 8-da Champion-ka iyadoo ay ku dhameysten bar bar dhac bilaa goolal

Barca waa ay ku hareen bar bar dhacaas maadaama lugtii hore garoonka Juve looga soo badiyay sedex gool oo nadiif ah

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Messi ayuu kulankaas u ahaa kiisii 115-aad ee Champion-ka ee uu u saftay Barca

Waxa uu sidaas ku bar bareeyay daafacii hore Barcelona ee Carles Puyol kaasi oo 115 kullan horay ugu saftay Barca

Kaliya waxaa haatan Messi ka badan Xavi Hernandez kaasi oo 151 kullan saftay waxaana ku xiga Iniesta 122 ah .

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: