Dib U Eegid: Kylian Mbappe Oo Dhigtay Taariikh Champion-ka Ah Mana Jirto Xiddig Sidaas Horay U Sameeyay

Kylian Mbappe ayaa kooxdiisa Monaco u dhaliyay goolkii 1-aad ee ay ku heleen Dortmund oo ay ku marti giliyeen kullan lugta labaad ee wareegga 8-da Champion-ka xilli gud ahaan ay ku soo baxeen Moanco 3/1 oo ay isaga xaadiriyeen wareegga 4-ta

Goolkaas ayuu laacibkaas 18 sano jirka reer France dhaliyay daqiiqaddii 3-aad ee biloowgii ciyaarta

Qalad ka dhacay goolhayaha Dortmund ayuu ka faa`ideystay si sahal ah ayuuna Kylian Mbappe u dhigay shabaqa .

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Hadaba kooxda.com ayaa xuseysaa in Kylian Mbappe uu taariikh gaar ah ku dhigtay goolkaas

Waxa uu noqday laacibkii ugu horeeyay taariikhda Champion-ka oo afar gool dhaliya ka dib afar kullan oo wareegga bug baxda Champion-ka ah

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: