Dib U Eegid: Kooxda Man United Oo Kulankii Caawa Boorka Ka Jafatay Rikoor Ay Ugu Dambaysa 2011 Laakiin Muxuu Ahaa?

Kooxda Man United ayaa guul ay ku rafaaday ka gaartay kooxda Anderlecht kulan ka tirsanaa lugtii 2-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka Europe League.

Goolal ay dhaliyeen Henrikh Mkhitaryan iyo Marcus Rashford ayaa United ka caawiyay in ay goosato tigidhkeeda wareega 4 dhamaadka Tartanka Europe League.

مانشستر يونايتد يحتفل بهدفه ضد أندرلخت البلجيكي

Kadib Guushan qaaliga ah Man United ayaa boodhka ka jafatay rikoor ay ka raagtay oo ay ugu dambaysay bishi October 2011 taas oo ah in aan laga badin 26 kulan oo xiriir ah tartamada oo dhan 17 kulan badisay halka ay 9 kulan oo kalena bar-baro gashay.

Kooxda.com ayaa xusaysa in Ay United 2/1 kaga adkaatay kooxda Anderlecht marka laysku geeyo 3/2 ku reebtay kooxda Anderlecht

Share on Facebook

Comments

comments

One thought on “Dib U Eegid: Kooxda Man United Oo Kulankii Caawa Boorka Ka Jafatay Rikoor Ay Ugu Dambaysa 2011 Laakiin Muxuu Ahaa?

Leave a Reply