Dib U Eegid: Kooxda Bayern Munich Oo Isku Qortay Taariikhda Champions League Laakiin Maxay Samaysay?

Kooxda Bayern Munich ayaa tariikh cusub ku qortay tartanka champions league xilli ciyaareedkan kulankii ay la ciyaartay kooxda Real Madrid kana tirsanaa wareega 8 dhamaadka.

Kooxde reer Germany ee Bayern Munich ayaa kulanka ku soo gashay xiddigihii ugu da,da weynaa ee lagu soo galo kulan ka tirsan champions league sida laga soo xigtay Opta Sports.

Bayern Munich ayaa kulanka ku soo gashay xiddigo cel-celis ahaan da,doodu tahay 30 Jir iyo 116 maalmood kuwaas oo sidaas ku galay taariikhda Champions league.

Kooxda.com ayaa xusaysa in kooxda Bayern Munich ka hartay tartanka champions league in kasta oo ay bar-baro 0/0 ah la gashay kooxda Real Madrid.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: