Dib U Eegid :Ka Dib Sedexleeydii Munich ,Ronaldo Noloshiisa Imisa Sedexedeey Ayuu Dhaliyay

Ronaldo ayaa kooxdiisa Real ku hogaamiyay wareegga 4-ta Champion-ka ka dib markii uu ka taqalusay Munich oo ay uga badiyeen 4/2 ka dib ciyaar 30 daqiiqo oo dheeri ah lagu daray

Goolashaas waxaa Real u saxiixay Ronaldo oo ku sii dheereystay rikooradiisa kooxdaas Real

Squaka ayaa sheegeysa in Ronaldo ay sedexleydaas u tahay tiisii 46-aad ee aayihiisa kubadda cagta ee kooxo ahaan iyo qarankaba

Laacibka ayaa 41 sedexleey waxa uu u dhaliyay kooxda Real hal jeer Man United iyo afar qaranka ah

Share on Facebook

Comments

comments

2 thoughts on “Dib U Eegid :Ka Dib Sedexleeydii Munich ,Ronaldo Noloshiisa Imisa Sedexedeey Ayuu Dhaliyay

  1. Bahda KOOXDA. COM Narka Hore Wn Idiinka Mahadcelinaynaa Sida Hagar La’aanta ah Eed Noogu Soo Tabisaan Wararka Sport_ga,
    Marka Xigga Wxn Jeclaystay In Aan Ciyaarta (Real Madrid Vs Bayer Munchen) Dip An Idiin Yara Xasusiyo Result_ga Ay Ku DHamaatay Ciyaartu 4 : 2 Ayey Ku Dhamaatay Guys Marko Assensio Ayaa Goal 4 Aad Dhaliyey Idina Wxd Soo Qorteeen 3 : 2
    Copyright Ka Khaldanaye Inaga Edite gareeya Haddii AlleH Idmo. Thanks Again and Again Guys

    Reply

Leave a Reply