Dib U Daawo Adiga Ayaa Garsoore Ah : Goolkii Bareejada Ronaldo Offside Miyuu Ahaa Mise?.

Ronaldo ayaa u soo saaray Real wareegga 4-da Champion-ka ka dib sedexleey uu ka dhaliyay Munich

Waa xilli ciyaareedkii 7-aad ee isku xiga ee ay Rela u soo baxayaan wareegga 4-da Champion-ka

Hadaba goolkii labaad Ronanldo ee uu Munich ku bar bareeyay waxaa ka taagan dood waxa ayna taageerayaasha Munich ku doodayaan in uu ahaa Offside

Hadaba aqriste dib u daawo oo adiga go`aami ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas 

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: