DEG-DEG: Xiriirka Kubada Cagta EUAFA Oo Shaacisay Kooxda Garoonkeeda Ku Marti Galin Doonta Finalka Champions League Xilli Ciyaareedka Dambe Iyo Juventsu Vs Monaco Oo Ku Dagaalamaya

Xiriirka kubada cagta EUAFA ayaa shaaciyay meesha lagu qaban doona finalka koobka champions leageu xilli ciyaareedkan dambe ee 2017/2018.

Xiriirka ayaa tartan kale dhex dhigay kooxaha Juventus iyo Monaco oo isku aaday wareega 4 dhamaadka champions league xilli ciyaareedkan iyaga oo sheegay in kooxda u gudubta wareega finalka xilli ciyaareedkan ay nasiib u yeelan doonto in ay marti galiso finalka champions league xilli ciyaareedka dambe.

Kooxaha Juventus iyo Monaco ayaa markii ugu horaysay isku arkay wareega 4 dhamaadka ama semifinalka iyaga oo isha ku haya in ay xilli ciyaareedkan ku guulaystaan koobkan.

Finalka champions league xilli ciyaareedkan ayaa lagu qabn doonaa magaalada Carddif ee caasimada dalka Wales halkaas oo ay koox kasta ku hamiyayso in ay iyadu aado.

Hadaba Garoomada ay ku ciyaaraan kooxaha Juventus iyo Monaco ayaa midkood lagu qaban doonaa finalka champions league xilli ciyaareedkan dambe ee  2017/2018.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: