Saturday 25 November, 2017

DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Muqdisho & Ujeedada Socdaalkan.

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku sii jeeda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, ka dib markii ay dawladda Faderaalku iskugu yeertay Hogaamiyaasha dawladaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland safarkiisan waxaa ku wehlin doono xubno kamid ah golihiisa Xukuumada, waxaana ay la tagi doonan Muqdisho qorshe ku aadan wada shaqeynta dawladda Faderaalka la yeelan doonaan.

FAAHFAAHIN WARKAN RIIX HALKAAN & XOG XASAASI AH

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment