Tuesday 21 November, 2017

DEG-DEG: Kooxda Man United Oo Xiddig Kale Dhaawac Ku Weyday Kulanka Ay Haatan La Ciyaarayso Kooxda Anderlecht

Waararka Xun ee Man United ayaa halkii ka sii socda kadib markii garoonka dhaawac looga saaray xiddiga weerarka uga ciyaara ee Ibrahimovic

Weeraryahanka ayuu dhaawac soo gaaray daqiiqadihii ugu dambeeyay ee wakhtigii Rasmiga ahaa isaga oo ka cabanayay dhaawac muruqa ah.

Xiddigan ayaa si wadan kari waayay 30 daqiiqo ee lagu daray ciyaarta isaga oo lagu badalay weeraryahanka reer France ee Anthony Martial.

Dhaawaca xiddigan ayaa imanay kadib markii isla ciyaartan dhaawac xun looga saaray garoonka xiddig kale oo United muhiim u ah.

Dhaawaca xiddigan soo gaaray oo u eg mid muruqa ah ayaan u ekayn mid fudud maadama uu xiddigu xanuun badan dareemayay markii uu dhaawacu soo gaaray.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: