DEG DEG: Isku Aadka Europe League Oo La Sameeyey (Celta Vigo VS Manchester Unitd

Waxa kasoo baxay kulan xiiso badan oo ah in Macalin Jose Mourinho oo ku laabanaya Spain

Manchester Unietd ayaa loo maleeynayaa in kulan weeyn ay dheelidoonto tartanka Europe League kadib markii ay ku aadeen kooxda Celta Vigo oo sanadkaan laga yaabanyahay kana mid ah kooxaha koobkaan ciyaaraya.

Waxaa ay Mancehster United wax waliba inay sameeyso oo ah sidii ay usoo bixi lahayd waxaana macquul ah in dhibaato badan uu MAcalin Jose Mourinho uu la kulmo.

Ajax  VS Lyon

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Celta Vigo VS Manchester Unitd

 

WALI FAAFAAHIINTA

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. cadnaaan says:

    final waxaan rajaynayaa man utd v Ajax sidaaaasna aaan ugu cabaaadno Europe league ugu horeeyay taariikhda reeer liverpool ka xumada waligiinba waan ka xunahay bad tihiin haydin ku taaagnaaato manchester united waaa red devlis it Red England hal casaan baa ka jira kaaasina Red devlis

  2. abubakar says:

    waxxan filaya finalka man utd vs lyon

  3. abdulahi liverpoool says:

    finalka wxa rajaynayaa celtavigo iyo lyon kkkkkkkkk manchester down kkkkkkkkk




.

%d bloggers like this: