Tuesday 21 November, 2017

DEG DEG: Isku Aadka Champions League Oo Lasoo Saaray & Derby Madrid Oo Halkaasi Kasoo Baxay)

Kooxaha AS Monaoc oo koobkaa wacdaro ka sameeysey ayaa kamid ah kooxaga loo saadaalinayo inay ku guuleeysankaraan ama ay gaarikarto Final.

Waxaa ay kooxdaas ku aaday kooxda Juventus waxaana kulanka koowaad uu ka dhicodoonaa France.

Kulanka ugu xiisahada badan waxaa uu noqday kulanka ugu xiisaha badan waxaa isku aaday reeer Madrid waa Real Madrid iyo Atletico Madrid.

Kooda Monaco waxa ay dooneysaaa inay meel iska saarto Juventus oo ah kooxdiisa soo reebtay Barcelona.

REAL MADRID VS ATLETICO MADRID

AS MONACO VS JUVENTUS

Xiisaha kulankaan ayaa ah in Cristiano Ronaldo uu bandhig wanaagsan ka sameeeyey kulankii ugu dambeeyey ee kooxdiisa ay la dheeshay Bayern Munich

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Submit Comment

How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: