De Gea, Manchester United , Terry , Mpepe , Real Madrid , Bale & Wararka Ugu Waa Weeyn Saakey Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda

Jimoc wanaagsan dhamaan aqristiyaasha shabakada kooxda.com kusoo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

Waxyaabaha maanta ugu waa weyn suuqa kala iibsiga ayaan soo koobeynaaa

Kooxda Chelsea ayaa luminkarta Weeeraryahankeeda Diego Coasta kaasi oo lala xiriirinayo in la iibindoono xilli ciyaaredkaan (London Evening Standard.

Diego Coast ayaa helaya lacag dhan £620,000 todobaadkii waa haddi uu ku biiro kooxaha reer Chiness oo midood aad u xiiseyneyso isaga.Daily Mail.

Chelsea kabatankeeda oo dhawaan la sheegay inuu kooxda ka tegidoono marka uu dhamaado xilli ciyaaredkaan ayaa diyaar u ah inuu kusoo bilowdo kulanka kooxdiis ay sabtida FA Cup-ka la dheelidoonta Tottenham.The Sun.

Kooxda Real MAdrid ayaa diiday dalab dhan £42m oo ay Liverpool ku dooneyso ciyaaryankeeda da’da yar ee Marco Asensio The Sun.

Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa la ogaaday inuusan ku qanacsaneeyn kooxda waxaana maamulka kooxda ay u shegeen inuu xoojiyo tayadiisa.The Sun

Kooxda Real Madrid ayaa banaanka keentay xiisaha ay u qabto ciyaaryahanka kooxda Monaco Mpepe kaasi oo sidoo kale lala xiriirinayo kooxda Chelsea.the Sun

Kooxda Manchester United ayaa Real Madrid  weydiindoonta Bale haddiii ay Real Madrid joojinweeysa rabitaankaaga waalida ee ay u qabto De Gea.Talk Sports.

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: