DAGAALKA TWITTER-KA: Kabtanka Real Madrid Oo Durba Ka Hadlay In Kooxdiisa Real Madrid Ay Ku Aaday Atletico MAdrid

Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa kasoo hadlay isku aadka Champions League waxaana uu sheegay in kooxdiisa ay bandhig wanaagsan ka sameeyneyso kulamada soo socda.

Real Madrid ayaa ku aaday kooxda Atletico Madrid waana kulan xiiso badan oo ka tirsan Europe League,waxaana kulankaan laga rajeeynayaa inuu saameeyn yeesho.

Hadaba waxaa kasoo hadleen dad badan oo kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan ee dhanka Twitter-ka, waxaana kulankaasi kamid ah mid kulan dagaal.

Ramos ayaa dagaal xoogan ka bilaabikara Twitter-ka waxaana uu bartiisa kusoo qoray ”Aan sameeyno sidii Hala Madrid______.

 

Comments

comments

Leave a Reply