Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa mar kale madaxa isla gali doona kadib markii ay isku aadeen wareega 4 dhamaadka champions league xilli ciyaareedkan.
Labadan kooxood ayaa iska hor iman doona markii 3-aad 5-tii sano ee ugu dambaysay iyaga oo horay u wada ciyaaray finaladkii 2014 iyo 2016 wakhtigaas oo ay kooxda Real Madrid qaaday koobka
Hadaba waxa aynu muuqaalkan kuugu soo gudbin doonaa kulankii ugu dambeeyay ee ay labadan kooxood isaga hor yimaadeen ee ku dhamaaday gool ku laaga Laacibtv ka Daawo Muuqaalkan
Waqtigaas ciyaarta waxay lisla aaday goolku laad laakin hada waxa lugu kalabixi doona 90tiga ugu horeeya