Daawo :Sida Neymar Uu U Ooyay Ka Dib Kulankii Juve ,Waa La Aamusin Waayay Illaa Xididgaan Uu Ugu Yimidaado

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Neymar JR ayaa xalay la aamusin kari waayay kadib markii kooxdiisa Barcelona laga reebat tartanka champions league.

Neymar oo ahaa xiddigii garoonka ugu fiicnaa ayaa awoodi waayay in uu kooxdiisa ka caawiyo in ay iska xaadiriso wareega 4 dhamaadka champions league.

Xiddigan ayaa oohin la fariistay markii ay ciyaartu dhamaatay xilli ay cid aamusin kari wayday ilaa uu u yimaado Dani Alves oo laabta galiyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: