Daawo : Qaabkii Xanuunka Badneyd Ee Uu U Dhaawacmay Zlatan , Jilibka Ayaa Laga Haleelay

Zalatan ayaa si xun ugu dhaawacmay kulankii Anderlecht ee Quarter-final-ka Europa League xilligaas oo ay kooxdiisa ku badisay 2/1

Marcus Rashford ayaa daqiiqaddii 107-aad dhaliyay ka dib markii 90-kii daqiiqo ee caadiga ay ku dhameysteen min hal gool waxaana goolka kale u dhaliyay Henrik Mkhitaryan .

Arimaha Qoyska , Jaceylka, Nolosha Sariirta - Booqo Alcarabiya.com

Daqiiqaddi 91-aad ayuu ka dhaawamcay jilibka xilli kubad uu is lahaa xabad ku cesho ayuu ku istaagay hal lug,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: