Daawo: Qaab Ciyaareedkii Neymar Ee Kulankii Lugtii 2-aad In Uu Ooyo Xaq Ayuu U Lahaa Waxa Soo Bandhigay Qaab Ciyaareedkii Ugu Fiicnaa.

Weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar ayaa qaab ciyaareed aad u fiican soo bandhigay kulanki ay kooxdiisu bar-baraha 0/0 ah la gashay kooxda Juventus.

Xiddigan ayaa ahaa xiddigan kaliya ee si fiican u ciyaaray kooxda Barcelona kulankaas xilli saaxiibadiisa MSN gabi ahaanba la waayay meel ay mareen.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Neymar ayaa wax walba sameeyay si uu gool ugu dhaliyo kooxdiisa laakiin waxa uu awood u waayay in uu kaligii wax u qabto Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: