Daawo : Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Rashford Ka Dhaliyay Chelsea ,Harerra Ayaa Ka Shaqeeyay

Rashford ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda United ka dib baas cajiib ahaa oo uu ka helay Harrera

Daafaca Chelsea ee Luiz ayuu dib maray ka dibna meel fog ayuu ka toogtay goosha Chelsea oo uu ilaalinayay goolhaye Begovic

Daqiiqaddii 7-aad ayuu yimid goolkaas,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: