Halyeeyga Premier League ee Ashley Cole ayaa soo doortay shax uu ka sameeyay xiddigii uu ka soo garab ciyaaray xirfadiisa ciyaareed. Daafacii hore ee bidix ee England ayaa shaxdiisa u kala qaybiyay labadii kooxood ee
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli