Calaamadahaan Haddii Aad Isku Aragto Wax Jaceyl Ah Uma Haysid Gacalisadaada Ee Ninyahoow Ha Lugoyn .

Wax la yaaba ma aha in aad ka war hesho in dareemaha ninka aad xariirka la leedahay ee kugu aadan in ay is badaleen oo jaceylkiisa aheyn qaabkii hore , hadaba hadaad calaamadahaan ku aragto waxa uu ku ciyaarayaa dareemahaada ma doonayo in uu ku guursado ee il gaar ah isaga yeelo.

1- Is Bedel Deg Deg Ah Oo Bilaa Sabab Ugu Yimaada:. in uu ka cararo kulamadaada iyo taleefankaada bilaa sabab taasi marar qaar waxa ay cadeyn u yihiin in is badel deg deg ah uu ku yimid ,
2- Ka meer meeridda dalabyadaada aad dooneyso : tanina waa calaamad kale oo muuineysa iyana in uu adeegsanayo si uu dib ugu dhigo arinta guurkiina .

3- Dhaleceyn iyo jees jees : dhaleeceynta badan iyo jees jeeska waxa ay muujineysa in in uusan dareemeyn jaceylkaada Puntlandtimes.com ayaa waxa ay ku leedahay jaceylka waa indhoole ma arko ceebaha qofka la jecel yahay haddi uu arkana waxa uu alifaa sababo iyo mar marsi si aad u aqbasho una dareentid raali ahaansho ,Halkaan Ka Sii Dhameystiro Qodobada Kale 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. baba aisha says:

    sbcxvbf




.








%d bloggers like this: