Website Cusub Oo Cayaaraha Qora Oo Soo Baxay (www.gool.net)

Waxaa bahda cayaaraha jecel lagu wargelinayaa inuu soo baxay website arrimaha cayaaraha wax ka qora, waana website-ka www.gool.net Waxyaabaha cajiibka ah ee webka www.gool.net lasoo shaac baxay ayaa ka mid ah soo gudbinta muuqaalada xirfadaha cayaaryahanada ku jira suuqa kala…