Warbixin: Waa Kuwee Kooxaha Premier League Ee Ilaa Haatan Dhamaystiray Karoosyada Ugu Badan.

Kooxda Macallin Jose Mourinho ee Manchester United ayaa hogaanka u haysa lis sagaal kooxood ah kuwaas oo sameeyay karoosyada ugu badan ee dhamayska tiran.

Tan ayaa noqonaysa markii ugu horraysay ee ay kooxda United hogaanka u qabato tan iyo casrigii Sir Alex Ferguson waxaana ay sidoo kale calaamad u noqonaysa in kooxdu ay hayso wadadii ay dib ugu soo laaban lahayd.

Crystal Palace,, Swanse iyo Liverpool ayaa iyana ka mid ah kooxaha liiskan sagalka ah kasoo muuqda , waxanuna idiin soo bandhiagaynaa liiska 9-kaas oo dhamaystiran iyo tirada karosyada ay dhamaystireen.

Manchester United -139 Karoos.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

1. Manchester United – 139

Swansea City – 137 Karoos.

2. Swansea City – 137

Southampton – 121 karoos

3. Southampton – 121

Crystal Palace – 121

4. Crystal Palace – 120

West Brom – 97 Karoos.

5. West Brom – 97

Liverpool – 96 Karoos

6. Liverpool – 96

West Ham – 96 Karoos.

7. West Ham United – 96

Middlesbrough – 95 karoos.

8. Middlesbrough – 95

Watford – 95 Karoos

9. Watford – 95

 

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: