Manchester Derby & El Clasico Oo Kamid Ah Kulamada Fasaxa Xagaaga Ee Ilaa Haatan La Xaqiijiyay- Wakhtiyadee La Ciyaari Doonaa Halkeese Lagu Ciyaari Doonaa.

Manchester United, Manchester City, Real Madrid, Barcelona iyo Juventus ayaa ka mid  ah kooxaha miisaanka culus ee madadaalin doona shacab weynaha USA inta lagu guda jiro fasaxa xagaaga ee kooxugu isugu diyaarin doonaan xilli ciyaareedka cusub ee 2017/18.

Waxa la wada xaqiijiyay dhamaan kulamada, magaalooyinka iyo wakhtiyada la ciyaari doono kulamada koobka shacbiyadiisu sii badanayso ee International Champions Cup, kulanka Manchester Derby ayaana markii ugu horraysay lagu ciyaari doonaa meel ka baxsan England.

Kulanka ugu weyn e fasaxan la ciyaari doono ayaa ah kulanka aduunka ugu xamaasada badan ee El Clasico kaas oo lagu qaban doono Miami Florida dabayaaqada bisha July sidoo kale Barca aya mar kale wajahaysa kooxda ay Champiosn league ku ballansan yihiin ee Juventus.

Real Madrid ayaa United la ciyaaraysa , United ayaana kula ceshanaysa Barcelona sidoo kale Tottenham ayaa isku tijaabin doonta kooxda PSG dhamaantoodna waxaan kuu haynaa taariikhaha la ciyaari doono iyo goobaha lagu ciyari doono.

Hlakn ka eeg wakhtiga la ciyaari doono iyo goobta lagu ciyari doono kulamdaas saaxiibtinimo.

​Date Game​ Location
19th July​ Roma vs Paris Saint-Germain​ TBC​
20th July​ Manchester United vs Manchester City​ TBC​
22nd July​ Juventus vs Barcelona​ East Rutherford, New Jersey​
22nd July​ Paris Saint-Germain vs Tottenham Hotspur​ Orlando, Florida​
23rd July​ Real Madrid vs Manchester United​ Santa Clara, California​
25th July​ Tottenham Hotspur vs Roma​ Harrison, New Jersey​
26th July​ Barcelona vs Manchester United​ Landover, Maryland​
26th July​ Paris Saint-Germain vs Juventus​ Miami, Florida​
26th July​ Manchester City vs Real Madrid​ Los Angeles, California​
29th July​ Manchester City vs Tottenham Hotspur​ Nashville, Tennessee​
29th July​ Real Madrid vs Barcelona​ Miami, Florida​
30th July​ Roma vs Juventus​ Foxborough, Massachusetts​

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: