Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa shaaca ka qaaday cida uu doonayo in ay badiso kulanka adag ee premier League ee u dhexeeya kooxaha Man City iyo Arsenal. Mikel Arteta’s Gunners ayaa u safri
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli