Degdeg Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Europa League Oo La Sameeyay United Oo Ku Aaday Anderlecht Iyo Shakke Oo Afka U Gashay Ajax.

Waxa la sameeyay isku aadka wareega 8 dhamaadka Europa League waxaan kasoo baxay kulamo waaweyn .

Kooxda Manchester United aya ku hagaagtay kooxda Anterlecht halka kooxda Lyon ay iyana ku hagaagtay dhigeds Basiktas ee dalka Turkiga.

 

Isku aadka oo dhamaystiran 

Anderlecht vs Manchester United

Celta Vigo vs Genk.

Ajax vs Schalke

Lyon Vs Basiktas

 

Comments

comments

One Response to "Degdeg Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Europa League Oo La Sameeyay United Oo Ku Aaday Anderlecht Iyo Shakke Oo Afka U Gashay Ajax."

Leave a Reply