Wakiilka Ozil Oo War Cad Ka Yiri Mustaqbalka Laacibka Ee Kooxda Arsenal, Maxaa Soo Kordhay?.

Wakiilka Ozil ee Dr Erkut Sogut ayaa hoosta ka xariiqay in uu laacibka uu mustaqbalkiisa uu yaalo kooxda Arsenal

Laacibkaas 28 sano jirka ah ayaa la xariirinayaa in uu baxayo marka xilli ciyaareedkaan uu dhamaado waxa ayna sheekooyinkaas sii xoogeysteen ka dib guul daraddii 5/1 aheyd ay arbacadii kala soo kulmeen Munich oo ay ugu martiyeeyeen lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka

Wakiilka ayaa xusay in Ozil uu ku faraxsan yahay Arsenal uuna xoogga saarayo sidii kooxdiisa guulo ugu hogamain lahaa.

” Ma aaminsani in dhaleeceynada lagu samaynayo heer ciyaareedkiisa uu saameyn maksaxda ah ay ku yeelatay Ozil” ayuu wakiilkaas ka yiri BBC-da

* Ozil mustaqbalkiisa waxa uu yaalaa Arsenal taasina shaki kuma jirto mana jirayo wax is badalaya” ayuu yiri wakiilkaas

” Wuu ka xumaaday Ozil in taageerayaasha aysan farxad gilin kulankii Munich” ayuu sii raaciyay wakiilkaas xili hishiiskaOzil ee Arsenal uu dhacayo xagaaga 2018-ka

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: