Safafka Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Napoli: Cristiano Ronaldo Iyo Toni Kroos Oo Hogaaminaya Safka Macallin Zenadine Zidane

Kooxda Real Madrid ayaa goor dhow dhigeeda Napoli kusoo dhaweyn doonta Santiago Bernabue kulan ka tirsan lugtii 1aad ee wareega 16ka Champions League.

Tababare Zenadine Zidane ayaa soo xushay safkiisa ugu adaga waxaadna moodaa inuu caawa guul kaliya ku talo galay maadaama garoonkooda la joogo.

 

Safka Rasmiga Ah Ee Real Madrid: Navas; Carvajal,Ramos, Varane, Marcelo; Kroos, Modric; Casemiro, James, Ronaldo; Benzema.

Safka Rasmiga Ah Ee Napoli: Reina, Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam, Zielinski, Diawara, Hamsik, Callejon, Mertens, Insigne.

 

Comments

comments

Leave a Reply