Safafka Rasmiga Ah Ee Bayer Munich Vs Arsenal: Arsene Wenger Oo Petr Cech Kalsooniada Kala Laabtay Iyo Mesut Ozil OoWali Safka Arsenal Kasoo Muuqda

Kooxda Bayer Munich ayaa goor dhow dhigeeda Arsenal kusoo dhawaynaysa Alianz Arena kulan ka tirsan lugtii 1aad ee wareega 16ka Championd League.

The Gunners ayaa Munich u safraysa iyada oo xilli ciyaareedkan rajo ka qabta inay iska dhiciyaan Bayet Munich oo sanidihii u dnabeeyay labo jeer ka cirib tirtay tartankan.

Dhinaceeda iyadana Bayer Munich ayaa doonaysa inay markii sadexaad muquniyaan beryahan danbe intii ay isku aadeen Arsenal.

Labda macallin ayaa soo saaray safafka ay caawa ku kalsoonyihiin ee Alianz Arena ku hardami doona.

 

Safka Rasmiga Ah Ee Bayer Munich: Neuer; Lahm, Hummels, Martínez, Alaba; Xabi Alonso, Vidal; Robben, Thiago, Costa; Lewandowski.

Safka Rasmiga Ah Ee Arsenal: Ospina; Bellerin, Mustafi, Koscielny, Gibbs; Xhaka, Coquelin; Oxlade-Chamberlain, Ozil, Iwobi; Sanchez.

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: