Real Vs Napoli : Waa Markii Ugu Horeeysay Ee Ay Ku Kulmayaan Tartanka Champions League

Dadka xiiseysa kubadda cagta ayaa isha ku haya kulanka Real ku marti gilinayaan kooxda Napoli ee lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka

Xogta Kulanka

* Kulankii kaliya ee illaa haatan labada koox ka yeesheen tartamada yurub ayaa aheyd xilli ciyaareedkii 1987/1988-dii xilligaas oo ay wada ciyaareen kulan wareegga 1-aad ee Europa League ah ,waxaana soo baxday xilligaas Real oo isku geynata labadaas kullan ku badisay 3/1

* Real waa laga tuuray 7-dii kullan ee ugu dambeeyay tartanka Europa League iyo Champion-ka oo ay banaanka garoonkooda kula soo ciyaareen kooxaha reer Italy marka laga yimaado kulankii Roma ee xilli ciyaareedkii hore

* Napoli kaliya hal kulan uun ayay shabaqooda gool ka ilaalsadeen10-kii kullan ee ugu dambeeyay tartankaan ee ay banaanka garoonkooda ku soo ciyaareen, waxa ayna markaas aheyd sanadkii 2011-dii xilligaas oo ay Villa Real uga soo badiyeen laba gool.

* Real waxa ay wareeggaan u soo baxeen markii 20-aad ee isku xiga halka wareegga 8-dana ay gaareen 6-dii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: