RASMI : Fernando Toress Oo Taariikhda Gool Dhalinta Atletico Madrid Isku Qoray , Imisa Ayuu Gaaray?.

Fernando Torres ayaa taariikhda ku galay goolkiisii cajiibka ahaa ee uu axaddii ka dhaliyay kooxda Celta Vigo oo ay wada ciyaareen kullan horyaalka Spain ah

Atletico ayaa kulankaas ku badisay 3/2 waxa uuna kulankaas ka tirsanaa wareegga 22-aad ee horyaalka Spian

Torres ayaa goolkaas dhaliyay daqiiqaddii 11-aad iyadoo uu gadaal gadaal u dhaliyay waliba qaab aan la filaneyn.

El Mundo Deportivo ayaa sheegeysa in goolkaas uu u yahay Torres kiisii 115-aad ee La Ligaha ee uu dhaliyo kooxdaas waxa uuna sidaas ku noqday goolhayaha taariikhiga ah ee kooxdaas

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Waxa uu Torres haatan ka sara maray gool dhaliyihii taarikhiga kooxdaas ee José Eulogio Gárate kaasi oo 110 gool lahaa, Halkaan laacibtv.net ka daawo goolkaas

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: