Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii Ay Hull City Garaaceen, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?

Kooxda Arsenal ayaa labo gool oo nadiif ah kaga talaabsatay dhigeeda Hull City kulan goor dhaweyd kusoo idlaaday Emirates Stadium.

Sidii aad aalaaba nooga barateen kooxda.com ayaa idiin soo tabin qiimeynta ciyaartoyda Arsenal re kulankani.

Qiimeyntan kooxda.com ma sameeyso balse majalladaha caalamiga ah ayay kasoo xigataa.

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Peter Cech: 7.5

Hector Bellerin: 7

Shkodran Mustafi: 7.5

Laurent Kosceilny: 7.5

Kieran Gibbs: 6.5

Francis Coquelin: 7

Oxlade Chamberlain: 7.5

Theo Walcot: 6.5

Alex Iwobi: 6.5

Mesut Ozil: 6

Alex Sanchez: 8.5(MOTM)- Shumaca Garoonka

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: