Paulo Dybala Oo Si Cad Uga Hadlay Waxa Uu Ka Damscan Yahay Mustaqbalkiisa Kooxda Juventus

Weeraryahanka Juventus ee Paulo Dybala ayaa war cadka yiri wararka hareeyay mustaqbalkiisa kooxdaas waxa uuna xusay in uu dhaw yahay in hishiis cusub u saxiixo Juventus

Warar kala duwan ayaa wiilkaas reer Argetina la xariirinayay in uu ka huleelayo Juve marka suuqa xagaaga furmo xilli kooxo kala duwan ay ka baadi goobayaan qaaradda yuurb

Sky Sport ayuu Paulo Dybala ka yiri “waxaan doonayaa in aan halkaan sii jiigo ,waxaan u dhawnahay in aan kala saxiixanno hishiis cusub”

Mar la weydiiyay bad badelka lagu sameeyo xilli ciyareedkaan ee kulamada kooxda iyadoo la badalay 19 jeer ayuu Paulo Dybala yiri ” waxaa laga yaabin aan dalabdo in intaas ka badan”.
Laacibkaan ayaa kooxaha doonaya waxaa ugu xooganeyd Real Madrid xili horyaalka Ingiriiskana aad looga doonayo

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.