Maxaad Ka Og Tahay Tirada Lacageed Ee Cameroon Xalay Qaateen Ka Dib Guushii K/Q Africa Ee Masar , Masarna Imisa Ayaa La Siiyay?.

Qaranka Cameroon ayaa xalay ku guuleystay koobka qaramaada afrika ka dib markii ay 2/1 ku garaaceen Masar

Waa markii 5-aad ee ay Cameroon ku guuleysanayaan koobka qaramada africa waxaa uuna goolkooda guusha yimid daqiiqaddii 88-aad ee dhamaadka ciyaarta

Hadaba waxaa shaaca laga qaaday abaal marinada laacgeed ee ay kala heleen labadaas qaran ee Masar iyo Cameroon

Cameroon ayaa heshay lacag dhan 4 milyan oo dolar halka Masar heleen laba milyan oo dolar

Ururka kubadda cagta afrika ayaa sara u qaaday abaal marinada lacageed ee tartakaas oo horay qarankii ku guuleysta u heli jireen 1.5 milyan oo dolar

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: