La Yaab: Miyaad Ogtahay Risaastii Cameroon Ku Dhufteen Masar Caawa? 55 Sano Ka Hor Sidaan Oo Kale Itoobiya Ayaa U Toogatay!!

Dhacdooyinkii koobkii soo idlaaday ee Africa ayaan bartanka kaga jirnaa, xulka Cameroon ayaa sidoo kalay diiwaanka ku galay inuu Masar shabaqeeda soo taabto ka dib 60 sano oo aan laga dhalin ciyaar dhamaad ah.

Xulka Masar ayaa goolka furitaanka helay qaybta horre ka dib markii uu xiddiga Arsenal ee Mohamed Elneny uu xulkiisa hogaanka u dhiibay, laakiin labada wiil ee bedelka kusoo galay ee  N’Koulou iyo weliba Aboubakar ayaa xulka Cameroon gacanta u geliyey koobka qaramada Africa sanadkaan 2017.


Hadaba Kooxda.com ayaa xusaysa in xulka Cameroon uu noqday xulkii ugu horeeyey oo soo taabta shabaqa Masar kulan Final ah koobka qaramada Africa tan iyo 1962-dii markii ay sidaan samaysay xulka deriska nala ah ee Ethiopia “Itoobiya”.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: