Ka Hor Kulaka Caawa Ee Juventus & Palerma Madaxweeynaha Palerma Oo Ka Naxsan Awooda Ciyaaryahankaan

Kooxda Juventus ayaa caawa kulan xiiso badan waxaa ay la dheelidoontaa kooxda Palermo waxaan ka hor kulankaasi maamulka Palermo ay muujiyeen cabsida ay ka qabaan ciyaaryahankooda hore ee Paulo Dybala.

Madaxweeynaha kooxda Palermo ayaa waxaa uu sheegay in xilligaa Juventus ay heeysato ciyaaryahan ay la bar bar dhigikaraan heerka Lionel Messi waxaana uu sidoo kale sheegay in kulankaan ay halista ugu badan kaga imaandooto dhana iyo Paulo Dybala.

Juventu ayaa Dybala kasoo wadatay kooxda Palerma waxaana uu ku fadhiyaa lacag dhan €40 , balse waxaa ay hada doonayaan inay qiimeeyaan wiilkaan oo lacagtaas intaa ka badan ay ku helikarto Juventus.

 

 

”Qof waliba oo hada la weydiiyo mucjisada kubada cagta waxaa uu dhahayaa Messi, xitaa aniga , balse waxaan aniga ka hadlayaa Messi-ga cusub, waa ciyaaryahan cajiib ah Dybala wa waliba ayuu awoodaa.

Kulankaan ayaa caawa soo gelidoona saacada dhankeena marka ay tahay 10:45 caawa.

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: