Juventus Oo Xiddig Qadka Dhexe Ah Ka Dooneysa Kooxda Liverpool ,Waliba Cadaadis Ayay Saarayaan.

Juventus ayaa Emra Can ku riixeysa in uu Liveprool ka codsado in uu baxo marka suuqa xagaaga uu furmo dhawaan

TMW ayaa sheegeysa in kooxdaas Juve ay si dhab ah u doonayaan saxiixa laacibkaas ayna xariir la sameeyeen wakiilkiisa

Tababaraha Juve ee Allegri ayaa si weyn ula dhacsan qaab ciyeareedka laacibkaan oo uu aamisan yahay in wax weyn ku kordhinayo shaxdiisa

Hihsiiska Can ee Liverpol ayaa dhacaya xagaaga sanadka 2018-da balse Juve waxa ay doonayaan in laacibkaas helaan ka hor inta hishiiskiisa dhamaan

Arinta xoojineysa damaca Juve ee Emra Can ayaa ha iyadoo Liverpool u muuqan kuwo doonaya in hishiis cusub ay ka saxiixdaan ,iyadoo la xusayo in haddii aysan dhicin in xagagaan helaan in ay sugayaan inta hishiskiisa uu ka dhamaanayo balse ay la sii garayaan hishiis shaqsiyadeed

Laacibakas 23 sano jirka ah ayaa Liverpool sanadkii 2014-ta uga yimid kooxda Bayer Leverkusen waxa uuna illaa haatan u saftay kooxdaas 76 kullan halka uu u dhaliyay 5 gool.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.