John Terry Oo U Diyaar Ah Kulanka Beri Ee Wolves,Maxuuse Conte Ka Yiri Mustaqbalka Costa Ee Chelsea

Tababaraha kooxda Chelsea ee Conte ayaa xaqiijiyay in daafaciisa John Terry uu diyaar buuxa u yahay kulanka Wolves ee FA Cup-ka ee beri dhacaya

“Kooxdeyda idil waa u diyaar kulankaas Wolves balse David Luiz iyo Alonso ayaa nasiino u maqnaanaya” ayuu ka yiri Conte bogga Chelsea ee Twitter-ka

” Luiz waxa uu u bahaan yahay in uu ka soo kabsado dhaawacii jilibka ee kulankii City”.

Mar wax laga weydiiyay mustaqbalka Costa ee Chelsea ayuu yiri” kama hadlayo haatan mustaqbalka laacibka waayo waxaan xoogga saareynaa kulamnada kooxda ,arimahas marka xilli ciyaareedka dhamaado ayaan ka hadleynaa”.

Share on Facebook

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.