Dib U Eegid : Zlatan Oo Xalay Europa League Ka Sameeyay Wax Uu Ka Awoodi Waayay Horyaalka Ingiriiska Iyo Xogo Kale .

Kooxda United ayaa guul sedex gool ah waxa ay ka gaareen kooxda reer France ee Saint-Etienne kuwaasi oo ay ku marti giliyeen kullan ka tirsanaa Europa League-ka

Hadaba dhowr xog oo ka soo baxday guushaas United ayaa waxaa kamid ahaa

* Zalatan ayaa sedexleydii ugu horeysay waxa uu u dhaliyay Man United oo uu u yimid xagaagii hore

* United ayaa badisay sedex kullan oo isku xiga oo Europa League ah waliba iyadoo wax gool aan laga dhallin markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 2010-ka waana markii uu hayay tababare Sir Alex

* Man United waligood koox France ah guul darro kagam aysan qaabillin Old Tarford dhamaan tartamada yurub ka dib 13 kullan oo hore oo ay yeesheen 9 jeer waa badiyeen halka afar kalana ay galeen bar bar dhac

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: