Dib U Eegid : Sánchez Oo Rikoor U Dhigtay Ciyaartooyda Reer Chile Ka Dib Goolkiisii Champion-ka

Weeraryahanka Arsenal ee Sánchez ayaa sii wada bandhigiisa wacan ee kooxdaas ee xilli ciyaareedkaan

Waxa uu kooxda u dhaliyay goolkii ay ku bar bareyeen Munich ee qeybtii hore ee kulankii caawa ay ugu martiyeeyeen Munich

Haatan goolkaas ayuu ku dhigay rikoor cusub oo Champion-ka ah balse markaan waa ka Chile ahaan yadoo ka hor goolkaas uu laaicbkaasqasaariyay rigoore

Waxa uu noqday gool dhaliyaha reer Chile ee Champion-ka isaga oo leh 12 gool waxa uuna ka sara maraya Vidal-ka Munich oo 11 gool leh

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: