Dib U Eegid: Real Madrid Oo Kusii Siqaysa Rikoor Xun Oo Ay Hore U Dhigatay Iyo Benzema Oo Isna Dhanka Wanaagsan Ka Miisanaya.

Kooxda Real Madrid ayaa barbaro la dhaafi la’a kooxda Napoli oo marti ku ah garoonka Sentiago Bernabeu waxaana labadaan kooxood goolasha u kala dhaliyey Insigne iyo Karim Benzema.

Goolka uu Lorenze Insigne ka dhaliyey Real Madrid ayaa kooxdaan soo xasuusiyay tarrikh xun oo ay hore uga dhigtay Champions League.

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuldarraysatay in ay shabaqeeda ilaashato 8-dii kulan ee ugu danbeyay Champions League waana in keliya 3 kulan ka yar saddex kulan rikoorkooda xun ee 11-ka kulan ah ee ay hore u dhigtay March 2013-keedii kaas o ah 11 kulan oo bilaa shabaq nadiid ah .

Dhanka kale Karim Benzema ayaa dhaliyey goolkiisi afraad ee isku xiga Champions League isagoona sidaas ku barbareeyay rikoorkiisa goolasha isku xiga waxaana uu u baahan yahay in uu gool dhaliyo kulanka martida si uu rikoor cusub u dhigto

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: