Dib U Eegid :PSG Oo Taariikh Ku Gashay 4-tii Gool Ee Ay Barcelona Ku Xasqueen , Yaa Horay U Sameeyay Dhacdadaan Oo Kale ?.

PSG ayaa hal lug gashay wareegga 8-da Champion-ka waxa ayna si xarago leh u soo xasuuqeen kooxda Barcelona oo ay ku marti giliyeen lugta 1-aad ee wareegga 16-ka

Afar gool oo nadiif ah ayay ku soo direen xilli Barcelona kulankaan soo bandhigeen heer ciyaareed liitay waxa ayna ka sheeganayeen dhanka daafaca

PSG ayaa sidaas haatan ku noqotay kooxdii 6-aad oo Barcelona afar gool kaga dhalisa Champion-ka

Arintaas oo kale waxaa horay u sameeyay kooxaha kala ah Milan, Dynamo Kiev, Valencia, Chelsea, Bayern Munich

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: