Dib U Eegid : PSG Oo Barcelona Soo Xasuusiyay Dhacdo 9 Sano Ka Hor Ka Qabsatay Champipn-ka

PSG ayaa Barcelona soo xasuusisay dhacdo muddo dhowr sano ka hor ka qabsatay tartanka Champion-ka

PSG ayaa Barcelona nasiinada ugu dirtay laba gool oo nadiif ah oo ay kala saxiixdeen Di Mariya iyo Julian Draxler

Waxa ay kooxda.com soo xiganeysaa in ay tahay markii ugu horeysay Barcelona laba gool qeybta hore ku qaabilayaan iyadoo wareegga bug baxda Champion-ka lajoogo iyadoo markii ugu dambeysay ay aheyd sanadkii 2008-di xilligaas oo ay wadaciyaareen kooxda Celtic

PSG aaa kulankaas ku badisay sedex gool oo nadiig ouaga oo hallug lagalay wareegga 8-da Champion-ka

Warka Wuu Sii Socdaa Xayaysiiska Ka Dib

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: