Dib U Eegid : Kroos Goolkisii Ugu Horeeyay Champion-ka Ayuu Real U Dhaliyay ,Ronaldo Taariikh Ayuu Sameeyay Isna

Kooxda Real Madrid ayaa guul 3/1 waxa ay ka gaareen kooxda Napoli oo xalay ugu martisay kullan ka tirsanaa wareegga 16-aad ee Champion-ka

Hadaba 3 xog oo ka soo baxday guushaas Real ee Napoli ayay kooxda.com idin soo xushay qodobadaan

* Toni Kroos ayaa Real u dhaliyay goolkiisa ugu horeeyay ee Champion-ka

* Ronaldo ayaa noqday laacibka ugu goolal sameynta badan ee Champion-ka isaga oo xalay sameeyay goolkiisii 32-aad

*Real Madrid ayaa joojisay guulihii is xig xigay Napoli kuwaasi oo aan guul darro la kulmin tan iyo bishii October

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: