Dib U-Eegid: Goorma Ayeey Yimaadeen Shanta Jeer Ee Xulka Cameroon Ku Guulaysatau Koobka Africa? Waayihii Quruxda Badnaa Ee Eto’o Ayaa Ku Jira!

Xulka Cameroon ayaa caawa markii shanaad taariiqda ku guulaystay koobka Qaramada Africa, iyagoona 2:1 kaga qaaday xulka MASAR.

Mohamed Elneny goolkiisa ayaa loo kala sarifay, iyadoona Aboubakar ahaa geesiga Cameroon kaas oo xulkiisa gacanta u geliyey koobka qaramada Africa.


Hadaba Kooxda.com ayaa idiin soo qaaday markii ay yimaadeen shantii jeer ee Cameroon ku guulaysatay koobkaan, waana xulka labaad ee ugu badan:

Sanadkii : 1984

🏆

Sanadkii : 1988 🏆

Sanadkii : 2000 🏆

Sanadkii : 2002 🏆

Sanadkii : 2017 🏆

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.




.




%d bloggers like this: