Dib U Eegid : Bayern Munich Oo Arsneal Soo Xasuusisay Ceeb Champion-ka Ka Qabsatay 5 Sano Ka Hor

Arsenal ayaa guul darro xanuun badan waxa ay kala soo laabteen garoonka Bayern Munich oo ay ugu martiyeeyeen lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka
Waxaa lagu soo garaacay 5 gool iyo hal iyadoo nasiinada markii hore lagu aaday min hal gool balse soo laabashadii ayaa laga dhaliyay sedex gool xilli laba ka mid ah ay kaliya daqiiqado uun u dhaxeeyeen

Hadaba kooxda dot com ayaa soo xuseysaa in Arsenal tahay markii labaad ee taariikhdooda afar gool looga dhaliyo lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka

Markii ugu dambeeysay ee arintaan ay qabsato ayaa aheyd sanadkii 2012-dii waxaana sidaas ku sameeysay kooxda AC Milan

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: