Daawo : Goolashii Chelsea Iyo Burnley Ay Ku Kala Baxeen ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen

Chelsea ayaa bar bar dhac la gashay kooxda Burnley oo ay wada ciyareen kullan ka tirsannaa wareegga 25-aad ee horyaalka Ingiriiska

Chelsea ayaa ku horeysay goalkaasi oo yimid daqiiqaddii 7-aad waxaana saxiixay Pedro halka kan bar bar dhaca lagu helay daqiiqaddii 24-aad

Sidaas oo ay tahay Chelsea weli hogaanka iyaga ayaa ku raaxeysanaya waxa ayna leeyihiin haatan 60 dhibic halka kooxda ku soo xigta ay ka sareeyaan 10 dhibic ,Halkaan laacibtv.net ka daawo goolasha

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.








%d bloggers like this: