WARARKA SUUQA LIVE: Kooxda Inter Milan Oo Diyaar U Ah In Manchester United Ay Kula Dagaalanto Mid Kamid Ah Xidigaha Roma

Kooxda MAnchester United ayaa baaadi goobeysa bishaan dhowr ciyaartooy waxaana ay dooneysaa inay soo qaadato xidigo muhiim ah kuwaasi oo caawinkara.

Inta uu suuqa furanyahay United waxaa ay sameeysey dalabyo kala duwan waxaana kooxda uu tababre Jose Mourinho ay aad u xiiseyneysey ciyaaryahanka lagu magacaabo Lindlof kasi oo kamid ah xidigaha uu ku waashay Maclainka reer Portugal.

Hada kooxda reer Taliyaani ayaa dagaal la gelidoonta kooxda Manchester United waxaana ay kula dagaalamidoonan Roma xidigeeda daafaca dambe ee Kostas Manolas sida uu daabacay webka Calcio Mercato.

Jose Mourinho ayaa lacag bada dul dhigay ciyaaryahanka reer Greek balse isla kooxda kale ee ka dhisan taliyaaniga ayaa shukaansi ku bilowday xidiga , waxaana ay ku dooneysaa inay lacag intaas ka qimo jaban.

Manchestter United ayaa awoodeeda oo dhan iskugu geeysey ciyaaryahanka lagu magacaabo Lindlof balse xidigaan ayaa ugu dambeeyn ku guuldareeysatay kooxda uu Mou hogaamiyo.

Manolas ayaa hada 16 kulan oo Seria A i saftay kooxda Manchester United waxaana uu xidigaan kamid yahay ciyaartooyda ugu muhiimsan Roma.

Aragtidaada Waad Ku DhiibanKartaa Facebook Ama Qeybta Fekradaha Ee Hoose

Comments

comments


Nagala Xiriir E-mail kooxda48@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

%d bloggers like this: